Ramaax wali muu fahmin halka exactly laga raacaye kkk waxaan doonayaa simply inaan fahamsiiyo halkay daaran tahay kuna Aroorto maaha meelahas ka daydayaysoba.
Waxay isleeyihiin oo aaminsan yihiin askarta kulmiye ee dhacday dalka iyo qaranka Somaliland oo idilba shacban wa dawlatan .
Waatan xaaladu soo yara kululaatay oo shacabkii Somaliland iyo beelihii dawladan wada dhistay tooseene.si aanay dagaal idiinku ridin waxa ridi karaaya mujaahid axmed mire iyo mujaahid dhegawayne eh cid ehelkooda ah ama xigto dhaw ay yihiin xilal dawladiina uga magacaaba waliba caameeya oo haydiinku habtadaan sidaas simply Waa intaas waxay moodayaan inay Shacbiga Somaliland ee ay
dulmiyeen/dulmiyayaan inay labadaa nin oo Kali ahi bakhtiin Karayaan oo isku daayoo haydin dulmaane sidaa ugu dulqaata oo xilal ayay xigtadayadii ayay noo siiyeene kkk ma oga in shacbiga Somaliland maanta wada yahay hogaamiye dagaal oo waliba kaartada ay dhigaana ay ka casrisan tahay toodii duuga ahayd. Ramaaxow adeero dhegawayne walaalkii ayaa laguugu bedelay kaarto kale ahaane horta ogow midaas oo macnaha laga leeyahay iyo wakhtiga lajoogona dhab u fiirso halka xaalada gudaha iyo dareemada shacbiwaynaha Somaliland maraayo.
Hadii muuse biixi cid u maqlaayo cid kale iyo dacwadayn iyo waxaas waxuu u maqli lahaa wasiirka warfaafinta GURI BAEWAAQO/GUBTAY oo shacabka
Somaliland gudo iyo debedba dacwadiisa iyo qayladiisu cirkaa gaadhay markaa fahan oo laqabso ayaan kuleeyahay aad iyo aadbaanu u fahamsanahay talaabooyinka ay askarta xooga shacabka Somaliland ku haysata dawladoodu ay qaadayso. We are the higher standard intelligences of Somaliland country
Bal haloo wada joogo waxay u gooyaane Waa intaas halka lahaa raacay. Ramaax ayaa too hore lasoo shaqeeyay oo qoyay iyo badhasaabo is galay waxyaalahaas weeyaan maba laha askartu fikirkan xorta ah ee ay wax ugu badheedhi karayaane Waa loo yeedhiyaa.meelo kale Allah xaal og.
Sunday, 8 April 2018
Saturday, 7 April 2018
Kulanka Baarlamaanka oo baaqday iyo guddoomiye Jawaari oo Maxkamad lasoo taagayo.
Kulanka Baarlamaanka oo baaqday iyo guddoomiye Jawaari oo Maxkamad lasoo taagayo.
Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in kulanka Baarlamaanka ee maanta la qorsheynayay uu u baaqday cillado farsamo awgood.
Dhanka kale Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka careysan ciidamadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari arbacadii kula wareegay xarunta Baarlamaanka ayaa sheegay in dacwad ka dhan ah u gudbinayaan Hay’adaha Garsoorka dalka.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka in uu la mid yahay isagoo laayay dhammaan Xildhibaanada Baarlamaanka Bacdamaa uu xusay in Ciidan hubeysan uu gudaha ula galay lana wareegay xarunta Baarlamaanka.
Waxa uu sheegay Jeesow in habdhaqankaasi uu sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka aan looga hari doonin, waxa uuna caddeeyay Dacwad arintaasi ka dhan ah in ay u gudbinayaan Hay’adaha Garsoorka dalka.
Dhinaca kale Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in falkii uu dhawaan sameeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka in aysan sameyn xitaa Hoggaamiyo kooxeedyadii dalka xoogga ku heystay aadna u hubeesnaa.
” Guddoomiye Jawaari oo aan ku ogeyn xilkasnimo iyo odaynimo falkii uu sameeyay waxa ay aheyd mid laga xumaado, sida uu Arbacadii Jawaari u dhaqmay xitaa uma aysan dhaqmin Hoggaamiyo kooxeedyadii xilli maamuli jiray Muqdisho” Ayuu yiri Xildhibaan Dalxa.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa arbacii xarunta Baarlamaanka xoog kula galay Ciidamo badan oo aad u hubeysan, waxaana falkaasi uu sabab u noqday in uu baaqdo kulankii Baarlamaanku yeelan lahaa .
MADAYS MEDIA PRODUCTION
ABDIRISAAQ XASAN :Admin

Friday, 6 April 2018
WAR DEG DEG AH QARAXYO GILGILAY MAGAALADA MUQDISHO + CIDAKADANBAYSA
WAR DEG DEG AH QARAXYO GILGILAY
siday wararku nugu soo gaadhay waxa la sheegaya inay qaraxyo ka dheceen magalada MUQDISHO
madays media production
Thursday, 5 April 2018
Wednesday, 4 April 2018
Monday, 2 April 2018
DOODII UGU KULULEED XISBIGA WADANI UCID IYO KULMIYE
Subscribe to:
Posts (Atom)